Ra’iisal Wasaare ku xigeenkii hore oo eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya, Soona jeediyay 3 Qodob
Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Carte Qaalib eedeeyn u jeediyey dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay inay mijaxaabisay dadaalladii iyo wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland. Wuxuu sheegay in dowladii hore ay wadahadal la bilowday Somaliland, laguna gaaray heshiiskii bishii January sanadkii 2014 ee lagu saxiixay Istanbul, iyadoo labada dhinac ay ku heshiiyeen inaan … Continue reading Ra’iisal Wasaare ku xigeenkii hore oo eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya, Soona jeediyay 3 Qodob
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed