Somali News

Ra’isalwasaare Rooble oo amar dul dhigay Golaha wasiirrada

Ra’isalwasaaraha cusub ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar dul dhigay Golaha wasiirrada.

Mr Rooble ayaa wasiirrada Ku amray in aysan faafin karin warqadaha xafiisyada dowladda oo aan isaga soo marin.

 

Back to top button