Somali News

Ra’isalwasaare Rooble oo magacaabay Guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka ee Soomaaliya.

Guddiyadan ayaa ka kooban min 8 xubnood oo ka kala socda lixda dowlad Goboleed iyo min saddex Xubnood oo ay dowladda Federaalka u magacawday dowlaf Goboleed kasta.

Magacyada Guddiyada.

Back to top button