Somali News

Rooble oo kulan sagootin ahaa loogu saameeyay Baydhaba

Ra’isalwasaaraha Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhaba loogu qabtay kulan sagootin ah kaddib laba maalmood oo uu socdaal shaqo ku joogay.

Kulanka oo xalay lagu qabtay Baydhaba ayaa waxaa uu Ra’isalwaaaaraha kula hadlay Bulshada Koofur Galbeed.

Xafiiska Ra’isalwasaaraha oo war kooban ka soo saaray munaasibadda sagootinta ah ayaa yiri.

“Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qayb galay Xaflad isugu jirtay Casha-sharaf iyo Sogootin oo uu Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed u sameeyey Wafdiga uu Hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maalmaha ku sugnaa Magaalada Baydhabo.”

Back to top button