Somali News

RW Boris oo qaatay Tallaalkii WHO ay keentay Muqdisho

Raysal Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa qaatay talaalkii Oxford / AstraZeneca.

Raysal Wasaaraha Britain Boris Johnson waxa uu kula taliyay shacabka Reer UK in ay qaataan talaalkan oo ay dhagaystaan Talooyinka Dhakhaatiirta NHS.

Dalka Soomaaliya ayaa waxaa la keenay talaalka lagu magacaabo AstraZeneca oo ka mid ah kuwa hada laga isticmaalo Wadamada Yurub gaar ahaan UK.

Waxaa uu shaqaalaha caafimaadka ee waddankiisa uga mahadceliyay juhdiga ay geloyeen sameynta Tallaalkaas iyo xakameyntiisa.

Shaki badan ayaa laga muujiyay tallaalka hayeeshee dib u eegis lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday inuu sax yahay lana qaadan karo

 

 

Back to top button