Somali News

RW Rooble oo warqad u qeybiyay dowlad Goboleedyada

Ra’isalwasaaraha Soomaaliya ayaa warqado u diray Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka.

Warqadda ayaa daarraneyd magacaabidda xubnaha dowlad Goboleedyada Ku matalaya Guddiyada doorashooyinka xallinta khilaafaadka.

Back to top button