Somali News

RW Rooble oo wasiiru dowlaha xafiiskiisa u xilsaaray doorashada Dalka

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa u xil saaray Wasiiru Dowlaha xafiiskiisa inuu dardargeliyo howlaha doorashooyinka, sidoo kalena mas’uulka ka ah isku xirka iyo wada shaqeynta Xukuumadda, Dowlad Goboleedyada, hey’adaha Caalamiga iyo dhammaan howlaha la xiriira habsami u socodka howlaha doorashooyinka.

Back to top button