Somali News

RW Rooble & Qoorqoor oo Caabudwaaq kula kulmay Ugaaska deegaanka

Madaxweynaha DGM iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa xarunta Dhaqanka Degmada Cabudwaaq kula kulmay Guurtida dhaqanka waqooyiga Galgaduud oo uu horkacayey Ugaaska Baalweynta Sade Ugaas Maxamed Ugaas Faarax Ugaas keyse Ugas Cabdille.

Kulanka ayaa ku saabsan adkeynta nabadda, xoojinta wada shaqeynta iyo horumarinta adeeyada bulshada.
Waxaana goobjoog ka ah fadhiga Madaxweyne Ku-xigeenka DGM, xubno ka tirsan goleyaasha dowlada labada heer iyo qeybaha bulshada.

Back to top button