Somali News

RW Rooble: “Reer Muqdisho hantidiinaa loo socdaa ee ilaashada”

Ra’isalwasaaraha soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay weerarradii xalay ilaa saaka ka dhacayay Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu mr Rooble dheegay in loo danleeyahay shacabka Muqdisho hantidooda loona baahanyahay in ay ilaashadaas.

Waxaa uu dhinaca kale dhaliilay midowga Musharrixiinta oo sida uu sheegay diiday in ay la kulmaan talana ka diiday ergo uu u diray.

Ciidamadii weeraray kuwa dowladda sida uu sheegay ayuu cambaareeyay Ra’isalwasaaraha.

 

Back to top button