Sacuudiga oo xir-xiray Culimo waaweyn oo uu ku jiro Sheekh Salmaan Alcawda

Warar laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in Boqortooyada Sacuudiga ay xirtay culimo dhowr ah oo caan ka ah dalkaasi iyo dunida Islaamka. Culimada la sheegay in la xiray waxaa ka mida Sheekh Salmaan Alcawda, Sheekh Caa’id Alqarni iyo Cawad Alcumari, iyadoo xariga culimadan si weyn looga hadal hayo baraha bulshada. Dowladda Sacuudiga ayaan ka … Continue reading Sacuudiga oo xir-xiray Culimo waaweyn oo uu ku jiro Sheekh Salmaan Alcawda