Safiir diiday inuu waraaqihiisa u gudbiyo Xasan Sheekh oo shaqadiisa Diblomaasiyadeed ka wata Muqdisho

Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday ee UN u soo magacawday Soomaaliya David William Concar ayaa ku dhacday khalad diblomaasiyadeed. Safiirkan oo dhowr toddobaad ka howlgalaya safaaradda Ingiriiska ee ku dhex taalla xarunta Xalane ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa hore u diiday inuu waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, taasoo ay ugu wacneyd  siyaasad … Continue reading Safiir diiday inuu waraaqihiisa u gudbiyo Xasan Sheekh oo shaqadiisa Diblomaasiyadeed ka wata Muqdisho