Safiir Madaxweynaha Obama u soo magacaabay Soomaaliya oo iska diiday xilkaasi
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa dib uga noqday magcaabidii uu Katherine Simonds Dhanani bishii Feberaayo u magacaabay inay noqoto safiirka Maraykanka ee Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu caddeeyay in arrintan. Wararka ayaa sheegaya in Katherine Dhanani ay ka cudur daaratay xilka loo magacaabay arrimo shaqsi ah oo aan la shaacin dartood. Halkan … Continue reading Safiir Madaxweynaha Obama u soo magacaabay Soomaaliya oo iska diiday xilkaasi
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed