Somali News

Saraakiil ka tirsan Ciidanka DF oo tababar ku soo qaatay Dalka Benin

Dalka benin ee galbeedka Qaaradda Afrika ayaa waxaa tababar loogu soo gaba gabeeyat saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya.

Saraakiisha Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyed ayaa Wadanka Benin Ku Qaadanayay Tababar Aqoon Kororsi Ah Oo Ku Saabsan Hogaaminta Ayaa Loosoo Gaban Gabeeyay

Dowladda soomaaliya ayaa ku howlan dib u dhiska Ciidanka gaar ahaanna hoggaannada kala duwan oo sare loo qaadayo aqoontooda Ciidanka.

 

Back to top button