Sarkaal Caan ka ahaa Ciidamada Kumaandooska DANAB & Askar kale oo Qarax Miino lagu dilay [Alshabab oo sheegatay]

Saraakiisha ciidamada dowladda Somalia ayaa xaqiijiyey in Qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho ay shalay ku dhinteen askar ka tirsan ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo DANAB markii gawaari ay la socdeen ay haleeshay miino xoog leh. Qaraxa oo ka dhacay degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Muqdisho ayaa la sheegay inay ku dhinteen 6 askari oo … Continue reading Sarkaal Caan ka ahaa Ciidamada Kumaandooska DANAB & Askar kale oo Qarax Miino lagu dilay [Alshabab oo sheegatay]