SAWIRRO: Aaska Wasiirkii Howlaha Guud oo ka dhacay Muqdisho & Madax ka qeyb gashay

Aaska Wasiirkii howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxaa aaska ka qeyb galay madaxda dowladda Federaalka, sida Ra’iisal wasaaraha, kuxigeenkiisa, wasiiro, xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale, waxaana lagu aasay qabuuraha Isbitaalka Medina ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya oo duhurnimadii dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa iska ka qeyb galay salaadii janaasadda ee … Continue reading SAWIRRO: Aaska Wasiirkii Howlaha Guud oo ka dhacay Muqdisho & Madax ka qeyb gashay