SAWIRRO: Burbur xoog leh oo gaaray Xarunta Degmada Wardhiigley & mas’uul ku dhaawacmay…

Burbur xoog leh ayaa gaaray xarunta Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. kadib Qarax Ismiidaamin ah oo lagu weeraray Xaruntaasi maanta barqadii. Wararka aytaa sheegay in Qaraxa loo adeegsaday Gaari nooca NOAH ah oo uu waday ruux is-miidaamiye ahaa, kaasoo laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa, waxaana lagu dhuftay Albaabka hore ee Xarunta Degmada, dhimashada ayaa ka … Continue reading SAWIRRO: Burbur xoog leh oo gaaray Xarunta Degmada Wardhiigley & mas’uul ku dhaawacmay…