SAWIRRO & FAAHFAAHIN: Gaari ku Qarxay Jidka Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax gaari oo Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama agagaarka Hotel Dayax oo u dhow Isgoyska Sayidka oo laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana gaariga qarxay ka kacay Dab xoog leh, iyadoo ay goobta xireen ciidamada amniga. Gaariga qaraxa lagu xiray ayaa la … Continue reading SAWIRRO & FAAHFAAHIN: Gaari ku Qarxay Jidka Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed