SAWIRRO & FAAHFAAHIN: Qasaarihii ka dhashay Qarixii ka dhacay Xamarweyne

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoog leh oo galabta ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lala beegsaday meel u dhow Baar lagu magacaabo London Gate restaurant oo ku yaalla Xamarweyne, isagoo dhaliyay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. 7 qof aya ku dhintay, halka in ka badan … Continue reading SAWIRRO & FAAHFAAHIN: Qasaarihii ka dhashay Qarixii ka dhacay Xamarweyne