SAWIRRO: Madaxweynaha Kenya oo booqasho qarsoodi ah ku yimid Soomaaliya [Maxay ka ogeyd dowladda Somalia..?]

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa socdaal lama filaan ah oo qarsoodi ahaa ku tegay gudaha Soomaaliya, isagoo booqday ciidamada Kenya ee jooga Soomaaliya. Uhuru Kenyatta ayaa booqday ciidamada Kenya ee saldhigoodu yahay degmada Dhoobley ee Gobolka Jubadda hoosem halkaasoo xarun weyn u ah ciidamada Kenya. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Kenya ayaa lagu sheegay in booqasho … Continue reading SAWIRRO: Madaxweynaha Kenya oo booqasho qarsoodi ah ku yimid Soomaaliya [Maxay ka ogeyd dowladda Somalia..?]