SAWIRRO: Meydadka dadkii lagu laayay Sh/hoose oo la keenay Muqdisho [Digniin]

Muqdisho Meydadka illaa 10 ruux oo isku qoys ahaa, kuwaasoo saaka waabarigii ay ciidamo Mareykan ah ku dileen agagaarka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Meydadkan ayaa saxaafada loogu soo bandhigay Isbitaalka Madiina, waxaana ku jiray labo carruur ahaa, waxaana la soo bandhigay magacyadooda. Ciidamo Mareykan ah oo ay wehliyeen Ciidamo Soomaali ah ayaa la … Continue reading SAWIRRO: Meydadka dadkii lagu laayay Sh/hoose oo la keenay Muqdisho [Digniin]