SAWIRRO: Qarax Gaari dhaliyey Dab xoog leh oo ka dhacay Isgoys Mashquul badan, Muqdisho
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay galabta isgoyska Taleex ee Magaalada Muqidsho, iyadoo la dhigay Albaabka Xarunta Bankiga Premier. Gaari oo ahaa nooca Toyota Hilux ee qarxay ayaa la sheegay inuusan xilligaasi la socon qofkii lahaa. Ciidamada amniga ayaa xiray wadadda mashquulka badan ee Taleex, waxaana goobta laga badbaadiyey gawaari kale, kadib markii … Continue reading SAWIRRO: Qarax Gaari dhaliyey Dab xoog leh oo ka dhacay Isgoys Mashquul badan, Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed