SAWIRRO: Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho & Dab Qabsaday oo waxyeelo geystay.

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho ayaa dhaliyey dab xoog leh oo ka kacay Gaariga, iyadoo uu waxyeelo u geystay gawaari kale iyo dad la socday. Gaariga qarxay ayaa socday waddada u dhow Km4, halka looga laabto isgoyska Taleex, waxaana qaraxa lagu xiray oo ahaa mid xoog leh oo dhaliyey inuu dab qabsado gaariga, isla … Continue reading SAWIRRO: Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho & Dab Qabsaday oo waxyeelo geystay.