SAWIRRO: Qarax lagu qaaday Ciidamo Talyaani ah agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga

Fahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar Qarax lala beegsaday ciidamo ka tiran mlateriga Midwoga Yurub ee taageera dowlada Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Talyaaniga. Ciidamadan ayaa la sheegay inuu qaraxu ku haleelay aghagaarka wasaaradda Gaashaandhigga magaalada Muqdisho oo ay howlo shaqo u tagaan, waxaana wararkii ugu horeeyay ay sheegayan inuu jiro qasaare soo gaaray … Continue reading SAWIRRO: Qarax lagu qaaday Ciidamo Talyaani ah agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga