SAWIRRO: Qaraxii ka dhacay ka dhacay magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Faahfaahin dheeraad ah iyo muuqaalo ayaa laga helay qarax goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa lala beegsaday Hotalka Weheliye ee magaalada Muqdisho, waxaana gaari laga buuxiyay waxyaaba ha qarxa la dhigay meel u dhow Hotelka, halkaasoo uu qarxay. Qasaaraha ayaa sii kordhaya, waxaana la sheegay inay qaraxa ku dhintay qof iyo 5 kalena … Continue reading SAWIRRO: Qaraxii ka dhacay ka dhacay magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay