SAWIRRO: Qarixii Is-miidaaminta ee Muqdisho ka dhacay & Qasaaraha ka dhashay
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax qof is-miidaamiyey duhurnimadii maanta ku weerarray maqaayad ku taalla degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay laba qof oo maqaayadda ilaalo ka ahaa iyo qofka is-miidaamiyaha ahaa oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa, waxaana dhaawac kasoo gaaray hal qof oo maqaayadda Luul Yemeni ku sugnaa … Continue reading SAWIRRO: Qarixii Is-miidaaminta ee Muqdisho ka dhacay & Qasaaraha ka dhashay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed