SAWIRRO: Ra’iisal wasaare ku xigeenka cusub ee Xukuumadda oo xilkii la wareegay
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Maxamed Cumar Carte Qaalib. Munaasabada xil wreejinta waxaa ka qeyb galay wasiiro, xildhibano iyo madax ka tirsan dowladda. Maxamed Carte ayaa u mahadceliyey dhammaan madaxdii dawladdii hore iyo Shaqaalaha lasoo shaqeeyay, wuxuuna sheegay mudadii labada … Continue reading SAWIRRO: Ra’iisal wasaare ku xigeenka cusub ee Xukuumadda oo xilkii la wareegay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed