FeaturedSomali News

Sawirro xaqiijinaya in Mahdi Guuleed aanu door siyaasadeed ku lahayn dalka!

Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya madaxda maamullada dalka iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir, ayaa maanta isugu yimi kulan qado ah, kadib markii uu baaqday shirkii loo ballansanaa maanta oo Khamiis.

 

Kulanka oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyada, ayaa haba yaraatee waxaan wax door ah ku yeelan oo xataa aan sawirka kasoo muuqan ku Sii’haya xilka  Ra’iisal wasaaraha  Mahdi Maxamed Guuleed , oo loo arko nin maqaar saar ah oo aan loo baahnayn in waxkaalin ah ku yeesho arrimaha siyaasadda ee socda.
Back to top button