SAWIRRO: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Dirqi ah uga badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa

Mid ka mida xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray gaarigiisa oo loo qorsheeyay in lagu dilo. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa xilliga uu gaarigiisa qarxay wuxuu ku jiray xarun ganacsi oo u dhow Hotelka Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay inuu markaas ka degay gaariga si uu u dukaameysto. … Continue reading SAWIRRO: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Dirqi ah uga badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa