Somali News

Sh.Nuur Baaruud oo ku geeriyooday Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa Hay’adda Culimada Soomaaliyeed.

Sheekh Nuur ayaa la xaqiiyay in soo laba kacleynta 2aad ee Covid19 uu sababsaday.

Waxaa uu ku jiray Isbitaalka Martiini ee gaarka u ah dadka qaba Covid19.

Sheekh Baaruud waxaa uu ka mid ahaa Culimada xilliyada abaaraha iyo fatahaadaha sameyn jiray gurmadka.

 

Back to top button