Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa caawa soo gabagabeeyay dagaal ka dhex socday Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, markii maxaabiis Alshabaab oo hub helay ay dagaal ku qaadeen ilaalada xabsiga. Afar ka tirsan maxaabiistii Alshabaab ayaa la sheegay in la toogtay, iyadoo doonayey inay ka baxsadaan xabsiga. “Ciidamada Amniga ayaa toogtay 4 maxbuus oo isku dayey … Continue reading Shabaabkii Maxaabiista ahaa oo lagu laayey gudaha Xabsiga Dhexe (Sidee ku heleen hubka iyo Maxbuus baxsaday?)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed