Somali News

Shaqaalaha Dowladda Federaalka oo la fasaxay

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa faxsaday shaqaalaha Dolwadda Federaalka ah cabsi laga qabo Covid19 dartiis.

Warqad ka soo baxday Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya ayaa lagu amray shaqaalaha in ay guryahooda joogaan sidoo kalena ku dhaqmaan tilmaamaha lagu hakinayo Covid19 ee ay dejisay Wasaaradda Caafimaadka.

May be an image of text

Back to top button