Somali News

Shaqaalaha Dowladda oo la fasaxay

Dowladda Soomaaliya ayaa fasaxday shaqaalaha Dowladda xuska dhalashada Nabi Maxamed NNKH awgeed.

Warqad ka soo baxday Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ayaa lagu fasaxay.

Back to top button