FeaturedSomali News

Shariif Xasan: Ummadda Soomaaliyeed iyo caalamku uma dulqaadan karaan in Farmaajo uu sharciga ku tunto | Daawo Muuqaalka

Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aadan, ayaa si adag uga hadlay xaaladda uu dalku kujiro xilligan iyo sida uu Farmaajo ugu tumanayo sharciga iyo dastuurka ku meel gaar ka ah.

 

Halkan kadaawo  hadalka shariif Xasan.

 

 

 

Back to top button