Shiinaha oo shaaciyey Kaniini loo adeegsan karo daaweynta Cudurka COVID-19 ee Coronavirus-ka.
Shiinaha ayaa shaaciyey kaniini lagu daweyn karo cudurka uu keeno Coronavirus ee COVID-19 kadib markii lagu tijaabiyey dad fara badan oo cudurkan qabay, lagana dareemay natiijo wanaagsan. Kaniinigan oo lagu magacaabo ‘Favipiravir’, ayaa ah kaniini hore loogu isticmaali jiray hargabka iyo qandhad, wuxuuna muujiyey inuu waxtar weyn u leeyahay bukaanada qaba cudurka Cronavirus, iyadoo tijaabada … Continue reading Shiinaha oo shaaciyey Kaniini loo adeegsan karo daaweynta Cudurka COVID-19 ee Coronavirus-ka.
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed