Somali News

Shil khasaare geystay oo ka dhacay Qardho

Shil gaari ayaa ka dhacay Magaalada Qardho oo Gobolka Karkaar ee deegaannada Maamulka Puntland.

5; gaari ayaa isku dhacay degaanka shire ee gobolka karkaar, waxaana ka dhashay khasaare soo gaaray dadkii la socday iyo hantidii saarneyd.

Maamulka Gobolka Kar kaar ayaa gaaray goobta shilku uu ka dhacay, si ay u qiimeeyaan waxyeellada ka dhalatay shilkaasi.

Maamulka Degmada Qardho oo la hadlay Warbaahinta deegaanbada Puntland ayaa sheegay shilka inay 2 qof oo midi dumar ahayd.

Back to top button