FeaturedSomali News

Shirka arrimaha doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho.

 

Waxaa goordhawayd magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si rasmi ah uga furmay shirka looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka oo ay ka qaby gelyaa madaxmaamuladda dalka, gobolka Banaadir iyo dawladda dhexe.

 

Shirka, waxaa furmay madaxweyn Farmaajo, waxaana looga hadli doonaa arrimaha doorashooyinka ku soo wajahan waddanka.

 

Wakhjiga koobaad ee shirka, ayaa u muuqda mid kooban, kamana muuqdaa madaxda xisbiyada mucaaradka ah iyo saamilaydii kale ee siyaasadda Soomaaliya.

Wixii kasoo kordha kala soco wadani.com

 

 

Back to top button