Somali News

Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka Dalka oo ka furmay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa saaka ka furmay SHirka Sanadlaha ah ee Garsoorka Dalka kaas oo ay ka qeybgelayaan qeybaha kala duwan ee Garsoorka iyo madax kale oo lagu casuumay.

Shirkan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxa looga hadlaa guulaha uu gaaray garsoorka dalka iyo gaabisyada uu sameeyay sanadkii la soo dhaafay.

Madaxda Caddaladda, Hay’adaha amaanka iyo mas’uuliyiin kale oo lagu casuumay ayaa khudbado ka jeediya kuwaas oo lagu lafa gurayo waxyaabaha laga gaabiyay ama lagu guuleystay sanadkii la soo dhaagay.

La soco wixii ka soo kordha

Back to top button