Shirkad Imaaaraad ah o la wareegtay Dekadda Boosaaso [Akhriso Heshiiska la saxiixay]
Heshiiskan ku saabsan dekadda Boosaaso ayay maanta kala saxiixdeen Maamulka Puntland iyo Shirkada DP WORLD ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) iyo Madaxa shirkada P&O (DP WORLD) Sultan Ahmed Bin Suleyman ayaa magaalada Dubai ku kala saxiiday heshiiskan. 1 – Puntland waxay ogolaatay in shirkadani la wareegto maamulka Dekadda Boosaaso … Continue reading Shirkad Imaaaraad ah o la wareegtay Dekadda Boosaaso [Akhriso Heshiiska la saxiixay]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed