Somali News

Shirkii Golaha Wasiirrada oo baaqday markii 2aad

Shirkii Golaha Wasiirada XFS ee aan caadiga aheyn ayaa u baaqday sabab aan la shaacin.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya guuxa shirkaan iyo go,aanno adag oo looga dhawaaqi lahaa kuwaa oo ku saabsan arinta Jubbaland.

Golaha Wasiirada ayaa goordhaweed lagu war geliyay in shirka dib loo dhigay.

Waa markii labaad uu shirkaan baaqdo, iyadoo Jadwalka ahaa khamiistii la soo dhaafay.

Wali xafiiska Ra’isalwasaaraha ma caddeyn sababta uu markii 2aad u baaqday shirka xukuumadda.

Back to top button