Shirkii ugu adkaa Madaxda Dowladda & Maamul Gobleedyada oo ka furmaya [Akhriso 5 Qodob oo xasaasi ah]

Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ka furmaya shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ku mideysan yihiin madaxda dowladda Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamul Goboleedyada. Shirkan ayaa marar badan dib u dhacay, waxaana qabsoomidiisa uu ku soo beegmay iyadoo xiriirka dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada uu marayo heerkii ugu xumaa, taasoo ka … Continue reading Shirkii ugu adkaa Madaxda Dowladda & Maamul Gobleedyada oo ka furmaya [Akhriso 5 Qodob oo xasaasi ah]