Shirkii ugu weynaa ee Somalia & Somaliland oo ka furmaya Jabuuti & Madaxda ka qeyb galeysa?)

Shir muhiim ah oo noqon doona kii ugu weynaa ee arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa la filayaa inuu dhowaan ka dhaco dalka Jabuuti. Shirkan oo ay gadaal ka riixeyso dowladda Mareykanka ayaa waxaa ka qeyb galaya oo Jabuuti tegaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Guddoomiye Mursal, Ra’isal wasaare Xasan Cali Kheyre, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, … Continue reading Shirkii ugu weynaa ee Somalia & Somaliland oo ka furmaya Jabuuti & Madaxda ka qeyb galeysa?)