Somali News

Siciid Deni oo hadlay dilkii Wariye Jamaal loogu geystay Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay dilka Wariye Jamaal Aadan loogu geystay Gaalkacyo.

Wariyaha oo mar ahaa wariyaha gaarka ah ee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullahi Yuusuf Axmed ayey koox hubeysan ku dileen goob ganacsi oo uu ku lahaa Gaalkacyo.

Back to top button