Somali News

Sidee la isugu dhafay Guddiyada doorashada ee DF iyo Dowlad Goboleedyada?

Dowladda Federaalka ayaa shaacisay magacyada Guddiyada doorashada iyo Xallinta khilaafaadka ee ku biiraya Guddiyada Dowlad Goboleedyada.

Xafiiska Raisalwasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa uu 25ka xubnood ee dowladda Federaalka matalaya u qeybiyay in ay ka mid noqdaan guddiyada doorashada ee dowlad Goboleedyada.

 

Back to top button