Sidee lagu qabtay Haweeneydii xaday wiilkii yaraa ee ku dhashay Isbitalka SOS.? [Video +Sawirro]

Waxaa lagu guuleystay in la soo qabto haweeney xaday canug saacado dhallanaa oo ay ka qaadatay hooyadiis oo ku dhashay Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho habeenkii Jicmaha soo galeysay. Kiiskan oo ahaa kii ugu horeeyay ee noociisa ah magaalada Muqdisho ayaa naxdin weyn dhaliyay, waxaana aad looga yaabay qaabka loo xaday wiilka yar oo saacado … Continue reading Sidee lagu qabtay Haweeneydii xaday wiilkii yaraa ee ku dhashay Isbitalka SOS.? [Video +Sawirro]