SIDEE loo dilay Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Sheekh Siraaji…?
Wasiirkii Howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Sheekh Siraaji ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho. Faahfaahinta laga helayo dilka wasiirka ayaa sheegeysa inuu watay Gaari nooca Harrier ah isagoo marayay mid ka mida albaabada laga galo madaxtooyada, waxaana uu daba socday Gaariga Hanti dhowraha guud Nuur Faarax Jimcaale. Ilaalada hanti dhawraha Nuur … Continue reading SIDEE loo dilay Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Sheekh Siraaji…?
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed