Sidee Madaxtooyada Somaliya u fashilisay kulankii Madaxda Dowladda & Maamul Goboleedyada..?

Waxaa dhowaan fashil ku dhammaaday shirar khadka Isgaarsiinta ku dhex maray Xogheynta Madaxooyada Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socotay madaxweynayaasha Maamul Goboleedyaa dalka oo loogu gogol xaarayey kulan ay isugu yimaadaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Maamul Goboleedyada dalka. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shirarkan u xilsaartay Agaasimaha Madaxtooyada, La-taliyaha dhinaca Amniga ee Madaxtooyada, Agaasimaha Warfaafinta, waxaana shirka agaasinkiisa … Continue reading Sidee Madaxtooyada Somaliya u fashilisay kulankii Madaxda Dowladda & Maamul Goboleedyada..?