Sidee Muqdisho looga xusay Maalinta Qaranka Itoobiya -Gimbot-? [DAAWO YAABKA]

Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusay 25 sano guuradii kasoo wareegtay markii xisbiga EPRDF ee talada dalka Ethiopia haya uu ka tuuray xukunkii  Mingiste Haile Mariam, taladii dalkana la wareegeen jabhaddii Dimoqraadiga Kacaanka dadka Itoobiya ee EPRDF ayaa Sabtii shalay ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan Safaarada Itoobiya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke … Continue reading Sidee Muqdisho looga xusay Maalinta Qaranka Itoobiya -Gimbot-? [DAAWO YAABKA]