Sidee Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre loogu soo dhoweeyay Magaalada Nairobi [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib casuumaad uu ka helay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Wafdiga Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya Monica Juma, safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamud Axmed Nur (Tarsan) iyo mas’uuliyiin kale. Kheyre ayaa sheega inuu booqasho rasmi … Continue reading Sidee Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre loogu soo dhoweeyay Magaalada Nairobi [Sawirro]