Sidee u baxsaday Wasiirkii Amniga Jubbaland ee maxbuuska ahaa C/Rashiid Janan..? (Akhriso Qiso yaab leh…)

Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa la xaqiiijiyey inuu ka baxsaday dowladda Soomaaliya oo uu u xirnaa muddo 5 bilood ku dhow, laguna soo eedeeyay dembiyo kala duwan. Taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska Soomaaliya Zakiya Xuseen ayaa ku baahisay warka baxsashada Wasiir Cabdirashiid Janan, iyadoo sheegtay inay ciidamada amniga ku raad joogaan, … Continue reading Sidee u baxsaday Wasiirkii Amniga Jubbaland ee maxbuuska ahaa C/Rashiid Janan..? (Akhriso Qiso yaab leh…)