Somali News

Sidii la filayay Cali Guudlaawe oo noqday Madaxweynaha Hirshabelle

Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa codka kalsoonida siiyay Madaxweynaha Maamulkaas Cali Guudlaawe Xuseen.

99ka Xildhibaan ee Hirshabelle 86 ka mid ah ayaa u codeeyay Cali oo la sii ogaa in uu noqonayo Madaxweynaha Hirshabelle.

Waxaa uu horay u ahaa Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle, waxaana uu hadda noqday Madaxweynaha Maamulkaasi

Cali ayaa ballan qaaday wax qabad iyo isbeddel degdeg ah marka loo doorto Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle.

Back to top button